Dhisida mustaqbalka ubadkaaga adoo adeegsan aya waxbarasho tayo sare leh
Barnaamij dhamaysan oo loogu talagalay fasalada 1-8
Horumarinta kartida hal-abuurka carruurta
Barnaamijyo caafimaad oo dhamaysan
Macalimiinteena waxay leeyihiin Aqoon iyo wayo-aragnimo badan
Fasallo leh heerar kala duwan kuna habboon Waxbarashada ardayga
Barnaamij waxbarasho oo la jaanqaada Manhajka Waxbarashada Puntland-Somalia
Koorsooyin iyo barnaamijyo manhajka ka baxsan
Is-diiwaangeli maanta si aad u bilowdo safarka waxbarashada